Boqolaal Templates
Casri & Professional
SOMCV
Waqti badan yey kaa qaadan dhisida CV qurux badan oo professional ah. Si fudud uga sameyso SOMCV. Looma baahna diwaangelin dhib badan, xaqiijin lambar, ama OTP-yo waqti lumis ah. Wax kastaa waa kuwo ku dhacaya ilbiriqsiyo Gudahood.
Casri & Professional
Payments Dynamic & Sync
Dunida cusub ee fududeynta iyo curinta resumes-ka heersare ah ee loogu talagalay jiilka cusub ee dhalinyarada Soomaaliyeed.
Waxaan meesha ka saarnay dhammaan hababkii hore ee adkaa ee loo dhisi jiray CV-yada. SOMCV wuxuu kuu keenay xalka ugu dambeeyay oo aad si toos ah ugu dhex samayn karto taleefankaaga gacanta adigoo isticmaalaya templates casri ah oo naqshad ahaan aad u soo jiidasho badan.
Hab-dhismeedka app-ku wuxuu ku shaqeeyaa mabda'a "Friction-free Access" oo ah inaan lagugu mashquulin login iyo password midna – geli xogtaada, naqshado, xaqiiji oo soo degso!
Kumanaan dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku guuleystay shaqooyin heersare ah iyagoo CV-yadooda ku diyaarsaday SOMCV.
Kaliya geli lambarkaaga, riix Confirm, waxaana si toos ah oo dynamic ah kuugu furmaya download-ka CV-gaaga.
Tiknoolajiyad casri ah oo loo habeeyay sidii ay shaqadaada iyo noloshaada kuu fududayn lahayd.
Looma baahna inaad abuurto account ama aad xasuusato password. Kaliya fur app-ka oo bilow isla markiiba dhisidda resume-kaaga.
Dookhyo badan oo naqshadaysan. Hal mar oo kalya geli xogtaada, kadibna ku kala bedel templates-ka si dynamic ah adoo dooranaya midka ugu fiican.
Nidaamka kowaad ee wada-shaqaynta SMS Gateway iyo database-ka. Geli lambarkaaga taleefanka, garaac ussd-ka kuugu imaanaya mobile-ka, guji Confirm – CV-gaagu waa diyaar!
Ha dhayalsan awoodda CV qurux badan. Soo degso app-ka SOMCV maanta oo dhis mustaqbal ifaya oo aad ku faanto.
🚀 Kala soo Deg App-ka (Download APK)Aragtiyada dhabta ah ee ka yimid qayb ka mid ah dhalinyaradii guusha ku tallaabsaday.
App-kani wuxuu iga caawiyay inaan CV professional ah ku dhisato shaqadeydii kowaadna ku helo wax ka yar todobaad. EVC Plus-kiisa iyo automation-kiisa waa mid aad u fiican.
Templates-ku waa kuwo aad u qurux badan. Inaad badhanka PDF riixdo oo si fudud download-ka ku hesho waa mid ka duwan dhammaan websites-kii hore ee aan isticmaali jiray.
Haddii aad qabtid wax su'aalo ama faallooyin ah, fadlan foomka hoose noo soo buuxi.
Ku soo dhowow Siyaasadda Khaassiga ah ee SOMCV. Waxaan u taagannahay inaan ilaalino xogtaada gaarka ah.
Markaad isticmaalayso app-keena, ma ururino wax xog ah oo shakhsi ah inta aadan PDF u dhoofsan CV-gaaga. Xogta aad ku qorto CV-ga waxay ku keydsan tahay oo kaliya qalabkaaga (Device local storage) haddii aadan internetka xaqiijin payment u dhoofin.
Xaqiijinta EVC Plus ee zero touch waxay ku salaysan tahay hubinta SMS-yada EVC Plus logs, nidaamkuna si toos ah oo ammaan ah ayuu u hubiyaa xogta transaction-ka asagoo dhowraya xuquuq kasta oo macaamilku leeyahay.
Fadlan si taxadir leh u aqri heshiiska iyo shuruucda adeegsiga SOMCV platform.
Markaad soo lagula soo degayo mashruuceeda, waxaad aqbashay in xogta aad gelisay ay tahay mid sakhsi ah oo shaqo codsasho ah, ayna mas'uuliyaddeedu adiga kaliya kugu kooban tahay.
Payments-ka oo dhan waa $0.99 oo EVC Plus ah si loo unlock-gareeyo downloads-ka templates-ka professional-ka ah. Marka adeegga lacag bixinta la xaqiijiyo, wax refund ah lama heli doono maadaama adeeggu yahay mid isla markiiba bixinaya PDF downloads.